Bushaaro Mac-hadka Al-Baxrayn Iyo Culuumta Uu Bixinayo.


(Hadhwanaagnews) Tuesday, January 08, 2019 21:15:52
Bushaaro Mac-hadka Al-Baxrayn Iyo Culuumta Uu Bixinayo.

Bushaaro Mac-hadka Al-Baxrayn Iyo Culuumta Uu Bixinayo.

Mac-hadka loogu tala galay qurba joogtada iyo qaran joogta ee Al-Baxrayn ka baro culuumta diinta suuban ee Islaamka iyada oo dib u habayn balaadhan laguugu sameeyey.

 Baro quraanka iyo Higaada adiga oo gurigaaga dhex jooga 

Walaalaha Muslimiinta ah gaar ahaan Umadda Somaliyeed meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaanu ugu bushaaraynaynaa in loo hayo Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka.

Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur’aanka, Xifdigga Qur’aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, iyo Axkaamta Diinta




Islaamka.

Mac-hadka Al-Baxrayn Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.

Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shahaado Anfaci doonta mustaqbakiisa.

Fiiro Gaara:Toos baad uga baranaysaa culuumta Diinta  Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay. Waa macalin soomaliya  oo akhlaaq iyo Dabeecad wanaagsan leh. Macalinkasta Guddi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo. Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya. Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo. Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu gaadho horumar aduun iyo mid aakhiro.

Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa. oo intenet ah Maadooyinka la dhigayo waxa ka mid ah

  • Barashada Qur’aanka kariimka ah oo wata tajwiidkiisa.
  • 2-higaada iyo ducooyin wada socda
  • 3- Caqiida
  •  4- Luuqada Carabiga
  • 5- Fiqi
  • 6- Xadiis.

Shuruudaha machadka waxa ka mid ah

  1.  Waa in wakhtiga xiisadaha la ilaaliyo.
  2.  Waa in maamulka loo soo sheego Haddii aay hawli kula soo daristo
  3.  Waa in arday kastaa soo xifdiyaa casharka loo diray.
  4.  Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharku socdo haddii aan cudurdaar jirin.
  5.  Waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm inta macalinku casharka bixinayo.

Intaa wixii dheeraada nagalasoo xidhiidha Telkan: tell: 00252 63 4139182 Watsapp: 00252 63 4139182 Viber: Amma kudarso skype-kan: albaxrayn




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.