Somalia Ma Noqonkarto Falastiin Labaad


(Hadhwanaagnews) Thursday, December 06, 2018 09:21:18
Israa'iil Waxay Taariikh Ahaan U Sheegataa Dhulka Falastiin Oo Dhan Halka Itoobiyana Taariikh Ahaan U Sheegato

Eebbe (S.W.T) Waxaa Uu Siiyo Ummad Waxaa Ugu Qiimo Badan Dhul Hooyo Oo Ay Leedahay Oo Ay Ku Faanto, Ku Horumarto Kuna Noolaato Si Xor Ah. Maanta Falastiin Ayaa Og Qiimaha Uu Dhulku Leeyahay Oo Muddo 70 Sano Ah Maalinkasta Dhiig U Daadinaysa Si Ay U Xorrowdo.

Itoobiya Ayaa Somalia U Jiidaysa Geed Hadh Leh Una Horseedaysa Nabad Iyo Barwaaqo Waxay La Mid Tahay Israa’iil Ayaa Falastiin U Jiidaysa Geed Hadh Leh Una Horseedaysa Nabad Iyo Barwaaqo.

Israa'iil Waxay Taariikh Ahaan U Sheegataa Dhulka Falastiin Oo Dhan Halka Itoobiyana Taariikh Ahaan U Sheegato Dhulka Somalida Oo Dhan.

 






style="font-size:16px;">Ibrahim Hassan 

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.