Maayirka Ceergaabo Ismacil Xaji Nuur ,Wuxuu Mayirada Somaaliland dheer Yahay Wuxu Ka Mid Ahaa Mujahidinti SNM.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, December 05, 2018 09:27:23
By Mire Cali Xasan Nuur.

Mayor ismacil x nuur wuxu MAYIRADA Somaliland dheer yahay  kana waayo argaysan yahay waxa Badan buu  joogay  marxaladihii dalka somaaliland so Maray  horayso iyo danbaysoba 

WUXUU ka mid ahaa halgamayaashi SNM nafdooda iyo Maalba u Huray ,
 isagoo xiligii siyaad bare ahaa ganacsade ka mid ahaa ganacsadayaashi gobolka sanaag,
  Kana mid ahaa  ragii Mar walba dowladi siyaad bare  xadhi jirtay  
AYUU markii danbe KA baxay magaalada ceergabo markuu u adkaysan waayey  cago juglaynti lagu hayey sharaftisa iyo maalkisaba ayuu dhinaca buuraha u baxay  
Waxayna buuraha ka hirgaliyeen  ismaci xaji nuur




iyo rag badan  odayaal iyo ganacsade ahaa ,
 badangoodu  maanta ma noola ilaahay how naxariisdo ,
waxay hirgaliyeen ciidan Ama farac kamid ahaa snm
Gudaha dalkana saldhigoodu yahay,   halka snm markaa joogtay dalka Ethopia 
 Waxayna ka bilaaben halganki dib u xoraynta snm, 
 iyo weraro lagu qaadi jiray ciidamadi siyaad bare ee joogay gobolka sanaag 
WALIBA ismaacil xaji nuur 
Dhawac ka soo gaadhay 
Dagaaladi  isdaba jooga ahaa lagu qaadi jiray ciidamadi siyaad bare.
Markaa dalka la xoreeyeyna waxa uu kamid ahaa shirarki nabadaynta  somaaliland ka hirgaliyey
Haduu yahay  shirkii somaaliland ee burco lagu dhawaaqay 1991,
IYO shirarki nabadaynta gobolka sanaag ka qabsoomay dhowr iyo sagaashanki .Mayor ismacil maalgisi iyo naftisiba wuxuu u Huray somaaliland..
Madaxawaynayaashi Somaliland so Maray Shanti madaxwayne 
Wuu lasso shaqeeyey 
Wuxuuna ka mid yahay asaarta qadiimiga ah somaaliland.
WAANA mayirki uku horeeyey ka hirgaliyey gudaha ceergabo wado laami ah . 
Wali wuxuu ka shaqaynayaa horimarka somaaliland
IYO midnimada iyo Wada jirka somaaliland ,maalinti dhawayd ee madaxwaynu safarka ku joogay 
Madaxwayne muuse biixi 
WUXUU yidhi mayor ismacil ayaan Koob Shaaha ka Cabi Kari waayey 
Oo ileh wadadi iyo jaamacadi  madaxwayne waxasay u baahan yihiin  
 isagoo jaaniska  ka faa,iidaysanaya madaxwaynuhu gobolka sanaag joogo 
 waxaqabadna gobolka iyo degmada  madaxwaynaha u waydinaya .
By mire cali xasan

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.