Taariikhdu Way Warin Qofkii Kastoo Wax Tara Maayaradaas Amaanbay Istaahilaan


(Hadhwanaagnews) Wednesday, December 05, 2018 09:20:28
Imikoo LA joogo wakhtiga Kan ayaa magaalo xeebaadka berbera uu kasoo if baxay maayar sida qoroxda u ifaya

Todobaatameeyadiibay ahayd iyo horraantii 80maayadii ,xilli maayar lagumagacaabi jiray bill raffle uu ka bilaabay dhismayaal wadooyina magaalooyinka hargaysa iyo boorame iyo wixii LA halmaala.

Maayarkaas oo ku sifaysanaa waxqabad ayaa si heer Sare loogu casuumay dhawaan hargaysa Somaliland, casuumataa iyo qadarintaa wuxuu ku mutaystay hawshaa wanaagsayd ee uu u qabtay dhulka iyo dad kaba waagaa.

Imikoo LA joogo wakhtiga Kan ayaa magaalo xeebaadka berbera uu kasoo  if baxay maayar sida qoroxda u ifaya ,kaasi oo model u noqday dhamaan goboLada dalka isaga oo dadkii tusay waxqabadkiisa iyo sida u bilicda deegaanka maalinba maalinta ka danbaysa ugu sii kordhinayo wax. WAX cusubna u keenayo sidaasba




loo xusi doonaa qofkastoo  u waxqabta ee maayarada kale hagudaydaan

Hamse riiraash

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.