Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Abdiraxman Haji Cali Bootan


(Hadhwanaagnews) Friday, November 09, 2018 14:48:47
Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna uu ka siiyo Sammir iyo iimaan

Dhammaan Reer Jaamac Aw Cabdi, Reer Gudhane, Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay: Marxuum Abdiraxman Haji Cali Bootan oo ku geeriyoodey Wadanka India. Iyagoo Marxuumka ILaahay uga baryaya inuu Naxariistii janno ka waraabiyo. Qoyskii, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna uu ka siiyo Sammir iyo iimaan…. aamiin

 

Aabo Abiib Jamac iyo Hooyo Sahra Cali Libaax iyo dhamaan Ilma Abiib Jaamac, Reer Yusuf Jaamac, Reer Husein Jaamac, Cabdimatan Jamac iyo Ahmed Maxamed Jamac waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhammaan Ehelka, iyo Qarabadii Marxuum Abdiraxmaan Haji Cali Bootan uu Ka baxay Gaar Ahaan Reer Haji Cali Bootaan. Iyagoo Marxuumka ILaahay uga baryaya inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Qoyskii,




ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna uu ka siiyo Sammir iyo iimaan…. Aamiin….Aamiin….Aamiin….Aamiin….Aamiin




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.