Reer Ibrahim Cabdi Mataan Oo Tacsi Udiray Reer Xaaji Cali Bootaan Geeridii Ku Timi Cabdiramaan Xaaji Cali Bootaan


(Hadhwanaagnews) Friday, November 09, 2018 08:09:42
Ilaahay hau naxariisto marxuunkaa sabar iyo iimaan alle haka siiyo

Bismilaahi alraxmaan alraxiim..
Hadaanu nahay reer ibraahim cabdi mataan(farascade) ee hoos ku Xasan:
Khadar ibraahim iyo xaaakiisa iyo caruurtiisa
Cabdirisaaq ibraahim
Khaalid ibraahim
Siciid ibraahim
Jaamac ibraahim
Sacad ibraahim
Cabdalle ibraahim
Khadra ibraahim iyo caruurtayda
Caasha ibrahim
Qamar ibrahim
Dhamaantood waxay tacsi udirayaan reer xaaji cali bootaan geeridii ku timi cabdiramaan xaaji cali bootaan cabdi diini..
Ilaahay hau naxariisto marxuunkaa sabar iyo iimaan alle haka siiyo xaaskiisii ayaan cismaan yuusuf iyo wiilkiisi iyo dhamaan qaraabadi..aamin









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.