Shacabka Degmada Ceerigabo Waxay Waayen Masuuliyinti U Meteleyey xukuumada Dhexe Xidhiidhna Malaha Shacabki Ay Metelayeen


(Hadhwanaagnews) Friday, November 09, 2018 07:52:25
Maxay noqoanaysa masuul shacabki uu wasiirka ama agaasimaha

Shacab degmo ama gobol kasta waxay xukuumada dhexe  ku Lee yihiin masuliyiin u metela xukuada dhexe , waxayna xidhiidhiyan oo u Dhexeeyan xumkuumada ay xilka u hayaan sidii xukuumada  iyo shacabka ay metelaan isku fahmaan ama isku so dhawadaan

Hadii xukuumada iyo shacabka degmadu is fahansan yihiin 
WAXA isfahamka  leh  masuuliyiinta degaanka xukuumada u metela.
 LAKIIN hadii la waayo waa masuuliyiinta xilkoodu gabay
Ama shacabka  xidhiidh la lahayn.
 Degmada ceergabo waa shacab muwaadiniin ah jecelna horimarka iyo qiima qaran somaaliland ku joogo.
    LAKIIN masuuliyinta xukuumada u metelaya ayaan




xidhiidh la lahayn shacabka,
 waxayna  ku dhiiran xog waranka shacabkodi iyo xaalad waraysi u khaasa ayaanay shacabka waqti u siin,  Maxay noqoanaysa masuul shacabki uu wasiirka ama agaasimaha u ahaa ka dhuumanaya, ama ka baqaya shacabkisi sidee buu xukuumad uku metelayaa .
  shacabka degmada ceergabo iyo XUKUUMADU isma fahmi waayine ,
WAXA  ka xumaaday xidhiidhki  u dhaxeeyey  xukuumada iyo shacabka degmada .
Masuuliyiinta Hada shacabka ceergabo metelaa waxay ka dhigan yihiin kaadhka hore  lo isticmaalo la xoqay  .waxana sii isticmaashay xukuumadi hore , waa sababaha  shacabka ay uku dhiiran wayeen
Waxna uku sheegi kari waayen 
 Halka magaaloyinka somaaliland madaxwaynuhu wajiyo cusub u magcaabay.
  
Markaa shacabka ceergabo  xukuumada ma fahmi Wayine
Waxay fahmi waayen masuuliyinti xukuumada u metelayey  
Xidhiidhna an ka dhaxayn. By mire cali xasanh

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.