Kaftanka Maanta, Isla Falgalka Siyaasada Habraha


(Hadhwanaagnews) Thursday, November 08, 2018 14:51:06
Hadaba sidaa markay tahay , meeshu waa sadex , sadexna laba Isla eeg uma qaybsanto sidaa darteed waxaa lama huraana in mar walba laba

Siyaasada beelaha isaaqa ayaynu maanta is dultaagaynaaye si fiican iila jiibiya .

Isaaqa siyaasadiisa waxaa intaa badan isteerinka u haya sadexda habrood ee is eryedka badan , kuwaasoo aaynaan u baahnayn in aynu magacyadooda waxba carabaabnee aynu sheekadena hoos ugu daadegno .

Siyaasada habar yoonis waxaa u sala ( base ) qab ama Isla wayni Ku dhisan faan .

Siyaasada habar awal iyana waxaa usala ( base ) u ah damac Ku dhisan maskab .

Siyaasada habar jeclo iyana waxaa u sala ( base ) u ah ficil Ku dhisan wax iska celin .

Hadaba sidaa markay




tahay , meeshu waa sadex , sadexna laba Isla eeg uma qaybsanto sidaa darteed waxaa lama huraana in mar walba laba uun dhan isu raacdo , markaa aynu eegno Isla falgalka siyaasada habraha .

Haddii sadexda habrood midi keligeed meel marto , siyaasadeedu waa negative

Tusaale , habar awal 1990

Hy 1994

Hj 1997 .

Haddii hj (ficil) + ha ( damac ) = damac + ficil waa negative

Tusaale , 1960

And kulmiye .

Hadii Hy ( qab ) + ha ( damac) is raaacaan waa positive

Tusaale 19960

1997 .

Haddii hj (ficil) + Hy ( qab ) is raaacaan waa positive .

Tusaale

1990 .

Sirta meesha Ku jirtaana waxay tahay, qabka ayaa qaabeeya damaca iyo ficilka, waana sababta 19960 look gaadhay guushii waynayd ee xornimada , 1990 guushii waynayd ee dib u xoraynta .

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.