"Nin nin ka Adkaankaraa Ma Jiro" Madaxweynaha Jubbaland Oo Dhaliilo Ujeediyay Dawlada Somaliya.


(Hadhwanaagnews) Thursday, November 08, 2018 10:09:08
Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in haddii aysan aan dastuurka lagu dhaqmin

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in aysan ku dhaqmeyn dastuurkii loogu tala galay in lagu dhaqo dalka.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in haddii aysan aan dastuurka lagu dhaqmin aysan jirin cidcid ka Adkaankarta.

Halkan Guji Oo Daawo









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.