Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Abdi Shotali Geerida Ku Timid Walaalkii Cabdilaahi Jaamac.


(Hadhwanaagnews) Thursday, November 08, 2018 07:59:28
Illaahay naxariistii Jano ha ugu deeqo Marxuun Cabdillahi

Innaa liLlaahi wa innaa ileyhi raajicuun,

(Abdi-shotali Friends and Hadhwanaag Headquarter of Toronto) waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdi Shotali oo xalay walaalkii Marxuun Cabdillahi Jama (Awrfuul ) Axmed  ku geeriyooday Dalka UAE. Illaahay naxariistii Jano ha ugu deeqo  Marxuun Cabdillahi, Qoyskiisii, Eheladii, Asxaabtii iyo Dhamaanteen garahaan Reer Jama Awrfuul samir iyo Imaan Illaahay ha naga siiyo

Aammiin Aammiin









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.