Jaaliyada Somaliland Ee Toronto Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Abdiraxmaan Xaaji Cali Bootaan


(Hadhwanaagnews) Thursday, November 08, 2018 07:58:13
qaraabadi iyo asxaabtii in ilaahay samir iyo iiman saadiq ah ka siiyo isagana janatul firdosa ku casumo.

Tacsi Dirayaasha: Maxamed Cabdi Dheere, Siciid Cabdiraxman Gadhyare, Fuaad Xussen Cabdillahi, Kenadiid Maxamuud Yusuf, Axmed Naasir Maxamed Hudle,  iyo dhamaan jaaliyadda somaliland ee toronto, waxaanu tacsaiyeynaynaa dhamaan reer xaaji ali bootaan iyo eheladii, qaraabadi iyo asxaabtii in ilaahay samir iyo iiman saadiq ah ka siiyo isagana janatul firdosa ku casumo.









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.