Madaxwane Muuse Biixi Wuxuu Handaraabay Musuqmaasaqi Dalka Soragaadiyey.By Mire Cali Xasan Nuur.


(Hadhwanaagnews) Thursday, November 08, 2018 05:20:31
Lacagti laku isticmaali jiray afmiisharka ,salaadinta laalushikii la siin jiray golayaasha qaranka sida labada barlamaan

  

Somaaliland waxa dowladihii hore ragaadiyey musuqmasaq  laku fani jiray cidina anay qarsan Jirin

 Horimarkii SOMAALILAND  dib u dhigay  

Musuqmaasaqi an loo aabo yeelin Jirin.

lakiin Xukumaadan muuse biixi madaxwaynaha ka yahay sanadkana jirtay waxay  ku guulaysaday dabargonti musuqmaasaqa,

IYO dib u so celintii hantidii dowlada ee gacanta dowlada an ku Jirin ,

   Lacagti laku isticmaali jiray afmiisharka ,salaadinta   laalushikii la siin jiray golayaasha qaranka sida labada barlamaan

Intii xukuumadani jirtay lama Arag

  Hadaba marshuuca beeraha lacagta dowladu ku bixiso ee malaayinka ah, waxa qaadan jiray Hal suldaan Ama




boqor

Halka maanta laku horimariyey beerida beeraha waa guula somaaliland gaadhay an la dad I karayn .

 WAXA hubaal ah madaxwayne muuse bixi wuxuu handaraabay musuqmaasaqi dalka iyo dadkaba naafeyey horimarkana dalka u diiday .

DADKA qaylinayaa waxay doonayaan wixii Ay dowladihii hore bareen lakiin maanta madaxwayne muuse biixi  diiday in laku bixiyo  maslaxaad qabiil iyo mid madaxdhaqamed Ama xildhibaan

WAA horimar maanta la gaadhay  .

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.