Hanbalyo Barmaamijka Shaqo Qaran Madaxwayne Biixi Hiil Qaran W/Q Xasan Maxamed Muuse


(Hadhwanaagnews) Thursday, November 08, 2018 05:13:07
waxaa uu ka soo qaybqata mar xaladihii kala duwanaa ee jamhuuriyada curdinka ah Somaliland soo martay

Waxaan hanbalyo iyo bogaadin udirayaa Dawladda oo si toosa ugu dhawaaqday Barmaamijkii Shaqo Qaran hanbalyo waa talaabo laqaaday markii ugu horaysay taarikhda qarankan waana guulwayn oo qaranka usoo hayatay, waa astaan dawladnimo oo muddo dheer latabayey, waa taalabo qiimo heedaleh gaarna u ah Madaxwayne Biixi.Madaxwayne Muuse Biixi oo dalkan iyo dadkanba usoo dadaalay, una soo maray marxalado aad uqadhaadhaa \, waxaa uu ka soo qaybqata mar xaladihii kala duwanaa ee jamhuuriyada curdinka ah Somaliland soo martay, waxaa uu kamid ahaa halgamaayaashii slnm,Guulkabacdi waxaa uu udadaalay sidii Somaliland unoqonlahayd dalmadaxbanaan,waxaa uu xooga saray sidii loohelilahaa ciidan  astaan iyo kala danbayntii dalka soo celiya,waxaa uu qayblaxaadle kaqaatay aas aaska




ciidamada kala duwan ee dalka, waxaa uu geed dheer  iyo mid gaabanba ufuulay hubka dhigistii  xoogagii slnm, Muj bihi waxaa uu udhabar adaygay siyaasada, horumarka siwayn ayuu uga dhexmuuqday mudadii ay jirtay Somaliland  

Madaxwayne waad Xaqiijisay halgankii iyo ka gonashihii  Barmaamijkan oo kaleh, waxaanu keeni Hormar iyo dayar u dhabar adaygta . oo lamidda ah ku wii soona celiyay qarankan,  By Xasan Mohamed Muse 

tel:0634135119

 

 

*********************************************************************

 

 

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.