Reer Aadan Dhoola Yare Oo Hambalyo Maherwacan udiraya Hibo Abdikarim Aden Dhoolayare Iyo Sugule Asad Dhugad.


(Hadhwanaagnews) Saturday, October 27, 2018 09:26:03
Reer Aden Dholayare waxay u rajeynayaan Hibo iyo Sugule in uu meherkoodu noqdo mid u horseeda nolol farxad leh iyo mustaqbal wacan

Dhammaan Reer Aaden Dholayare oo kala jooga daafaha dunidu waxay hambalyo maherwacan udirayaan lamaanaha is calmaday ee kala ah Hibo Cabdikariin Aadan Dhooyare  iyo Sugule Asad Dhugad oo maherkoodu ka dhacay Caasimada Somaliland ee Hargaysa.



Waxay dhamaan Reer Aaden Dhoolayre oo kala ah


Sheikh Axmed Aden Dholayare,  oo jooga Hargeisa

Ibrahim Aden Dholayare, oo jooga Hargeisa

Daud Aden Dholayare, oo jooga Toronto,Canada

Cali Aden Dholayare, oo jooga Ohio, US

Xuseen Aden Dholayare, oo jooga Netherland

Amran Aden Dholayare , oo jooga Ohio, US,



waxay




hambalyo iyo duco u dirayaan lamaanaha aynu xaga sare ku soo sheegnay ee kala ah Hibo Cabdikarim Aden Dholayare iyo Sugule Asad Dhugad oo meherkooda uu Ka dhacay Hargeisa,Khamiistii, Oktoober 25, 2018.
 


Reer Aden Dholayare waxay u rajeynayaan Hibo iyo Sugule in uu meherkoodu noqdo mid u horseeda nolol farxad leh iyo mustaqbal wacan ,Ilaaheyna siiyo ubad khayr qaba oo dalka, dadka iyo diintaba anfaca.


Ameen, Ameen, Ameen.




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.