Somaliland Hadii Sadexda Xisbi Qaran Xisbigiiba 5 Sano Taladda Hayn Lahaa Wareegto Dalka Faaido Ayuu U Horseeddi Lahaa


(Hadhwanaagnews) Friday, October 12, 2018 08:33:13
W/Q Caamir Ahmed

 

salaamulah dhamaan 

 

dhegahaygaa waxaa ka batay dalka waala kala leeyey qolooyin baa ku shu-shubta 

xisbigaa waala diidan yahay xisbigaa xukunkaa laga ilaalinayaa dalkaba jeegaan ba

maamusha looma sina dhaqaalaha waxbarashada caafimaadka horumarinta goboladda

goboladda bari ciddi uma maqna ceelna uma qodna doorashadii waa nalagaga shubtay

iwm

 



margin-bottom: 0px; text-align: justify;"> dibaan u baadhay maxaa ka jira ah runtii waxaa iisoo baxday inay wuxu yihiin gar meel looga baydhaa

aanay jirin waxaan is weydiiyay xalku muxuu yahay sidee dalku dal u noqdaa loona sinaadaa dalka

xag dhaqaale waxbarasho horumarin meeshana ay ka baxdaa arintan qarankii dhaawaca ku ah 

ee ah dalka waala kala leeyey xalkeedda hadii sidiisaa loogu dhaqaaqo aad bay u fududay ka warama

hadii sadexdaa xisbi qaran xisbigiiba qaato muddo 5 sano ah wareegto tusaale kulmiye 5 sano wadani

5 sano ucid 5 sano dastuurkana lagu qoraa  sadexda xisbi qaran sadex nin oo beel kasoo wada jeedaa

gudoomiye uma wadda noqon karaan xisbi walba runtii dalku si fiican buu isku raaci lahaa meesha waxa

ka bixi lahayd doorashooyinkan badan ee gollihii deegaanka tii baarlamaanka tii madaxtooyadda somaliland

waxay noqotay wadda doorasho iyo muran aan dhamaan haday noqoto golaha deegaanka ta baarlamaanka 

ta madaxtooyadda ta kale waxa meesha ka bixi lahayd dalku cid gaara iyo xisbi gaara ayuu u xidhan yahay

fikirkaasi wuu ila fiican yahay ka shakhsi ahaan laakiin hadii sidan lagu sii socdo xisbiga wadanni darreen 

baa gelaya ah ama ucid ba meeshan waa la kala leeyahay gobollo gaarra ku heshiisa weliba heshiisku maba

xumee waxa loo sii turjumayaa heshiiska waxay ku yihiin in xisbi hebel laga ilaaliyo xukunka waana meeshay

u dhimanayso jsomaliland 

 

caamir ahmed

[email protected]

 

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.