Maanta Waxa Ii Cadaatay Inuu Wadanku Khatar Ku Jiro Awoodi Iyo Maamulkiina Uu Gacanta U Galay Reer Kaliya
sidaas waxan u leeyahay beryahaasba waxan isha ku hayey tacadiga iyo awoodsheegashada ka aloosan haayada wadooyinka iyo wasiir ka gadiidka oo u awood sheegtay mareeyaha haayada wadooyinka isla mar ahaantaana shaqado u dhaqaqaba waxa si aan gabasho lahayn uga hor imanaya wasiirka gadiidka oo isku halayn ka hasta madaxweynaha
somaliland maanta badbaado ayey u baahantahay shaly oo ugu danbasay mareeyaha wadoyinka aya wuxu macaabis iyo isku badal ku samyey shaqlaha haayada wadooyinka isla mar ahantana waxa si cad uga hor yimid wasiirka gadiidka oo diiday inuu
saxeexo isku badalkaas
halkay ka timid awooda intaas leeki
mise mareeyaha waa loo mareexaneyey .......
wadanku badbaado qaran ayuu u baahanyahay been maaha
[email protected]
*********************************************************************
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga