Waa Talaabo Fiican Hadii Laga Guuro Gurigi Morgan Shacabka Somaalilandku Xasuuqi Jaray , Madaxdooyo Cusubna Hargaysa Laga Dhiso.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, October 10, 2018 06:48:44
Waa Talaabo Amaanmudan Lakiin An Dhaliil Lahayn.

waxaan so dhawaynayaa  in madaxdooyada laka raro halka Ay maanta tahay  ,meeshi laka dhiso ba  madaxdooyo cusub Ay  tahay  wax dalku u Baahna  lakiin madawaynayaashi hore ku guulaysan waayen , lakiin ay tahay Talaabo madaxwayne muuse Cabdi ku guulaystay marka halka maanta ay tahay laka bedelo. Dalka iyo shacabkaba waxay ku ahayd ceeb  27 sano  in guriki Morgan dadka ku xasuuqi jiray ee ka xukumi jiray inay madaxdooyo inoo noqodo  ,  waliba cadowkaynu waxay meelaha ka yidhahdan wali waxay ku jiraan aqalkii Morgan Baa madaxdooyo u ah  ,    markaa waxay ahayd Talaabo madaxwaynayaashi hore Tahli Kari waayen ,  lakiin Hada madaxwayne muuse biixi ku amaanan




yahay   muraayada dalalka laka eega waa meesha madaxdooyada u ah  waana muraayadi dalka S omaaliland  ,   qodobka kale madaxdooyadu Hada waxay ku taala meel suuqa  waliba wadadi halboolaha u ahayd caasimada , xaga amniga uma wanaagsanayn  markaa waa Talaabo wanaagsan mudana in la hanbalyeeyo ,lakiin dhaliil uma Baahna , man at dhaliil inaku ahayn  guriki Morgan ba madaxdooyo ah ,dadka Hada dhalilayow dhaliisha hore maanay idin dhibayn

.by mire cali xasan.

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.