Daawo:-"Dadku Ha Kala Dayaan Waxba Ma Qabanaysaan Iyo Taageerada...XIdhibaan ibraahim


(Hadhwanaagnews) Thursday, August 09, 2018 12:58:01
Daawo:-"Dadku Ha Kala Dayaan Waxba Ma Qabanaysaan Iyo Taageerada...XIdhibaan ibraahim

Hargaysa(HWN)Wigaggii ugu danbeeyay ayaa Guddida Dabagalka Hantida qaranku waxay golaha wakiillada u soo bandhigaysay xisaab-xidhkii miisaaniyadda qaranka ee 2016, gaar ahaan waxay badka soo dhigeen meelihii aan lagu qaban wixii loogu tala-galay.


Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan gudidan ayaa sheegay in waajibaadka qaran ee ay guddidani u hayso golaha ay ugu mudantahay daba-galka iyo hubinta hantida qaranka iyo halka ay ku baxday.

Halkan Guji Oo Daawo Muuqaalkan









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.