Ogaysiis Muhiima Oo Ku Socda Jahliyada Somaliland Ee Cannada.


(Hadhwanaagnews) Monday, July 30, 2018 09:06:47
Xafladu waxa ay ka qabsoomaysaa 04 08 2018 Hallka Ciwaankiisu yahay :

Xaflada Shaacinta Musharaxa Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa Aqoonyahan Khadar Ciise Cabdi.

Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Jahliyada reer Somaliland ee dalka Cannada in 04 08 2018 magaalada Toronto Lagu qabdoono xaflad balaadhan oo lagu shaacinaayo Murashaxnimada Xildhibaan Khadar Ciise Cabdi oo u sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa

Xafladu waxa ay ka qabsoomaysaa 04 08 2018 Hallka Ciwaankiisu yahay :

Jj Best western Banquet Hall. 

1468 victoria park avenue

Unit B1

Toronto ontario

M4A 2M2

416 759 4000

647 9018224

Kasoo qaybgal wacan









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.