Nin Baa Bari Hore Ku Ducaystay Ilaahayow Tolkay Ama Sidayda Ka Dhig Ama Sidooda Igadhig.


(Hadhwanaagnews) Thursday, July 12, 2018 08:04:39
Waxa layaaba siyaasi dadkiisi dulmanyay Oo Aan hadana hanjabikarin waxa layaaba Aqoonyahan dadkiisi dulmanyiin

Nin kaasi markuu ducadaa ku ducaystay  wuxu arkaayay wax tolkii ka maqan Oo ay tolkii ka hurdaan.

Maanta waxa layaaba dadka  somaliland  ku dulman  Ee hadana gacmaha huwaday  Ee doonankarila waxa ka maqan.

Hada waliba dadkaasi xuquuq badan bay dalkan somaliland ku leeyiin.

Waxa layaaba siyaasi dadkiisi dulmanyay Oo Aan hadana hanjabikarin waxa layaaba Aqoonyahan dadkiisi dulmanyiin Oo Aan hadana waxba qorayn Ama Aan shaanshad ka hadlayn.

Waxa layaaba madax_dhaqameed  dad koodii dulmanyiin Oo Aan  Awooda iyo karaamada ilaahay siiyay isticmaalayn Oo Aan xaqa ka hadlayn Oo Aan miis garaaci_karin.

Ugudanbayn ilaahay dadkaa dulman siday xaqooda udoonanlahaayeen ha  tuso.

W/Q:  Xasan Karuur

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida




dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.