Tacsi Tii Allaa Timid (Cali Cumar Xuseen) Calijabaan.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, July 11, 2018 10:16:22
Waxaan Tacsi Gaar Ah U Dirayaa Dhamaan Reer Doobilkoole Iyo Inta Ka Sii Tafiirantay. Khaas Waxan U Soo Tacsidaynayaa Caweey

INAALILAAHI WA INAALILAAHI RAAJACUUN.

GEERIDU XAQ WEEYAAN,GALBA MEEL U HOYATEE, CAAWANA CALAA GO’AY.(INAALILAHI WA INAA ILAYHI RAAJACUUN),

GURIGAY JOOGTO GALABTAAS IYO GOGOL MADHNAATABA,GUULAHAA INOO QORAY,WAANA GEEDI SOCODKAA GEBIGEED ADUUNYADU.

 

GODKAW NUUR ALLAHAYOOW,GACALIYO SOOKEEYNA,SAMIR GUUNA EEBOOW GARANSII XAQ INAY TAHAY.

GEESTII LOO BADNAABU GALABTAW CARAABAYE,GODKAW NUUR ALLAHAYOO.

 

WAXAAN TACSI GAAR AH U DIRAYAA DHAMAAN REER DOOBILKOOLE IYO INTA KA SII TAFIIRANTAY.

KHAAS WAXAN U




SOO TACSIDAYNAYAA CAWEEY CUMAR IYO CARUURTEEDA.

DHAMAAN HAWEENKIISII IYO CARUURTIISII UU KA TEGEY.

SAMIR IYO IIMAAN SAADIQA ALLE HAYNAGA SIIYO.

SILSILADAA WEEYE DUNIDUYOO DHAMAAN WEYNU SOCONAA,

SALAADA IYO QURAANKIYO,SADAQADA OGAADOO SAMIRKA QAATA EEBAHA.

           INAALILAAHI WA INAALILAAHI RAAJACUUN.

                          ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.