Madaxwaynaha 3 hal xidhaale ayaa horyaala..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil


(Hadhwanaagnews) Tuesday, July 10, 2018 13:52:13
Madaxwaynaha 3 hal xidhaale ayaa horyaala..W/Q Guuleed Maxamed Ismaaciil

1. In madaxwaynuhu umdii doorashadii ku kala dhimatay ee aadka ukala fogaatay isu ururiyo oo bogooda burcad isku mariyo oo inta wax tirsanaysa wixii garawshiiyo leh loo garaabo.

2. Iyo in madaxwaynuhu cadaalada saami qaybsiga ku soo noqdo waliba saamiga cida uu ka maqanyahay maaha beesha dhexe ee waa beelaha darafyada harti iyo samaroon ee labadaa beelood saamigay somaliland ku lahaayeen uu madaxwaynuhu siiyo.






style="margin: 0px 0px 6px; font-family: inherit;"> 3.iyo in xisbigii laga guulaystay doorashadii ee waddani laga raaligaliyo kalmadii ahayd somali wayn ayay inagu wadaan

Hadaba xisbiga talada haya waxa la gudboon inay garawashiiyaha yeeshan si umadda la iskugu waddo dalka iyo dadkana loogi jiheeyo 
Horumar iyo badhaadhe

Waxan qabaa in dalka iyo dadkuba maamlmo wanaagsan oo intan kafiican ay gaadhi doonan hadii saddexdaa arimood si wanagsan wax looga qabto .

Somaliland waxan u rajaynayaa guul iyo gobonimo

Gullied Moh Ismacil




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.