Masjidka Abu Hurayra Oo Barnaamijyo Aqooneed Bixinaya Inta Lagu Jiro Xagaaga.


(Hadhwanaagnews) Thursday, June 21, 2018 18:40:33
Wixii Macluumaada ee Intaa dheer halkan hoose ka Akhri

Masjidka weyn ee Abu Huraira oo ku yaal  magaalada Toronto ayaa shacabka ugu baaqaya inuu bixinayo barnaamijyo aqooneed oo tayo sare leh, kuwaas oo uu ugu talala galay masaajidku in laga faa’iidaysto inta lagu jiro xagaaga.

Waxaa uu masjidka Abu Huraira idinku baaqayaa inuu idiin diyaariyay inta ay Iskuuladu xidhan yihiin barnaamijyo tayo leh oo ubadka loogu talo galay hadaba intanay kaa buxsamin ka soo qayb geli Ubadkaaga

Wixii Macluumaada ee Intaa dheer halkan hoose ka Akhri

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.