Walaal Caawi Cabdi Cabdilaahi Oo Xaalad Caafimaad la Ildaran Caawimo Deg Deg Ahna U Baahan


(Hadhwanaagnews) Monday, May 14, 2018 08:04:22
Walaal Caawi Cabdi Cabdilaahi Oo Xaalad Caafimaad la Ildaran Caawimo Deg Deg Ahna U Baahan

Cabdi Cabdi Cabdilaahi Waa Dhibane Bulshadii Ku Kala Nool Dafaha Caalamka ka Codsanayaa in ay soo caawiyaan madaama oo xanuunka haya dhakhaatiirtu cadeyeen inaan hargaysa amaba somaliland waxba lagaga qaban karin.

Cabdi Cabdilahai Ma Hadli karo oo hadalka ayaa ku dhag dhagaya waxaana Xanuunkani ku bilaabmay gaadhi la dhacay oo soo gaadhsiiyay dhaawacyo xoogan oo ay ka mid tahay inuu noqdo baaralays aan waxba qabsan karin hadana walaal ilaahay waxa uu yidhi caawi walaalkaaga miskiinka ah ama dhibaato la soo daristo si ale adna kuu caawiyo,waxaanan halkan bulshadda jecel samafalka iyadda oo ay soo




galayso bil khayr wadataana ee ramadaantuna awgeeda ilaahay wixii aad jeceshiin haydiin




aqbaleen walaal soo caawiya si idinka ilaahay idiin caawiyo.

 

Wixii Caawimo Ah Fadlan Taleefankan

Zaadka Ugu reeb.

 

4067227

Acc Dahabshiil     Bank    Hargeisa  33597

Acc Darasalaam    Bank    Hargeisa 70011142




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.