Shirkada Dhismaha Ee Boos Construction Company Oo Adeeg Cusub U Soo Bandhigtay Macaamiisheeda


(Hadhwanaagnews) Monday, April 16, 2018 20:37:51
Shirkada Dhismaha Ee Boos Construction Company Oo Adeeg Cusub U Soo Bandhigtay Macaamiisheeda

 

Shirkada Dhismaha Ee Boos Construction ayaa soo kordhisay guryihii ugu horeeyey ee naqshadooda wadanka laga hir geliyo  waana Guryo si Xeeldheer  loo Dhisay Qiimahooduna Aad u jaban yahay.

Marka Ay Deyrka Leeyihiin Qiimahoodu Waa  $18400 ...

Marka ay Bilaa Dayrka Yihiin Qiimahoodu Waa a $15000

Kaliya dadwaynaw Hamoogaan Naqshadahaa Casriga ah ee la magac baxay MUUNADA MASALAHA Hargeysa ee ay kuu Hir gelinayso Shirkada Dhismaha Ee Boos Construction Company, guryahaasna Muuqaalka Sawiradoodu waa kuwa Hoos Idiinka Muuqda.

Wixii Faa




Faahin Ah Kala Xidhiidh Telefoonadan Hoosta Kaaga Muuqda

 

 



©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.