Bandhiga Hibo Cadar Iyo Habeenka Sabtida 20/04/2018 Iyo Hoolka Hay'adda Shaqaalaha.


(Hadhwanaagnews) Monday, April 16, 2018 12:58:02
Goobta bandhigga waxa la siinayaa xabadda cadar ah $3 haddii aad jumlad ku iibsanaysana waxa lagaa siinayaa

Bahda hal-abuurka iyo qoraalka (HAL-QOR) waxay kugu marti-qaadayaan Bandhigga "Hibo Cadar" oo ah bandhig lagu  gardaadinayo "Cadar" ay hal-abuurtay Hibo Cumar Badde, oo ka mid ah gabdhaha firfircoon ee wax soo saarka leh. Cadarkan oo ay hibo ku farsamaysay dalka, kana farsamaysay dhirteenu waa mid aad u udug iyo carfi badan, oo aad kuu raaligalin doona. Hadaba ka faa'idayso kanshadan (fursadan) oo naftaada iyo asxaabtaadaba ugu iibi qiimo jaban. Meheradaada iyo ganacsigaagana uga qaad jumlado aad u qiimo jaban.

Goobta bandhigga waxa la siinayaa xabadda cadar ah $3 haddii aad jumlad ku iibsanaysana waxa lagaa siinayaa $1.5 ka faa'idayso kanshadan dahabiga ah.

Goobta: Hoolka haayadda Shaqaalaha

Goorta: 20/04/2018| jimce Habeen




sabti

HAL-QOR IYO HARGAYSA




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.