Shicibka Somalailand Maha Kuwo Aan Dantooda Iyo Wajibkooda Garanayn Balse Way Dulqaad Badan Yihiin


(Hadhwanaagnews) Monday, April 16, 2018 09:56:38
shaqsi ahaan arinkaa waxan qabaa idacada qaranka inuu meel ka dhac ku yahay islamarkaana ay la mid tahay hawl qaran leeyahay

Shicibka somalailand maha kuwo aan dantooda iyo wajibkooda garanayn balse way dulqaad badan yihiin saaka idacada radio hargeisa ee qaranka somaliland ka baxda waxa jiray ruwaayada radiaha waxay ka hadlayeen qashinka magaalada siday hadalka u dhigeen kooxdaa ruwayadi waxay ahayd sidan

waar hebel : qoladan khashiishka qaada ee barayfatka ah (garka lo leyahay) maxay ahaayeen xashiishkii aan soo u ririyey oo gurigayga aan ka so dhex saaray ayey lacag igaga qadayaan ee kan dibada dawladu miyey ku xukunto ama dawlada hoose

waar hebel heedhe : maxay ahaayeen kuwaasi kuwii dibada iyo gurigaba wax qadan la'aanahay waar inamari ii gee

waar hebel isla




dawlada hoose ma u tagnaa oo qolodan xashiishka guryaha yaala lacagta ku qadanaya  kan dibada inay ku daraan ma u sheegnaa oo waliba dawladu amar siiso

waar heedhe wa runtaadawlada hoose inoo gee

shaqsi ahaan arinkaa waxan qabaa idacada qaranka inuu meel ka dhac ku yahay islamarkaana ay la mid tahay hawl qaran leeyahay oo cidkale lagu riixayo isla markaana ay dayaceen dawladii hoose ee ay u xilsaarnayeen marka shirkad shaqsi leeyahay miciin la moodo ee radioga afka qaranka ku hadlayaa shicibka lo soo dhex mariyo arimo qaldan ma xuma shaqsiyaadku dalkooda in ay wax u qabtaan balse hawsha wa laka leeyahay ma  odhan karnaa waalid caasi waxa uu ahaan jiray ilmo isagoo aan qaan gaadhin ama caruura lagusoo tabcay isla marka uu waynaado ama uu awood iyo amar uu is bido ka hoos baxa cidaa ku soo tacabtay una arka cid wax yar u laa ladisay isagoo cagahiisa ku taagan inay wax u tartay iloobay maliinta uu liitay kii wax u taray ee uu garabka u baahnaa  dawlada hoose ama ta sareba dawladaha somaliland waxay la mid yihiin ubadka lagu soo tabcay ee casiga noqday Amarka ilahay waxa marag madoona in xashiishkii magalada maara loo wayey oo uu noqday jigjigi maydkeeda ha sidato marhadii la marayo kuwan guryaha yala lacagbaa lagu qadaaye kuwadibadan ha lagu daro miyanay dawladu ogay lacagta shikadasi qado mid ka badan inay ka qaado umada somaliland waliba midba midka uu ka

 dan yaraysanyahay xaga iyagu ay u shageeyan mid midka uu ka ladan yahay cajiib iyo cakiskan magalada ka dhacaya wa markaan is idhaa waxba yey idin tarin tan dawladiye afkeeda may iska haysato

 

Magac:- Axmed xuseen maax   

Telefoon : 63/54421543    

Ciwaan : [email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.