Qareenadii U Doodayey Abwaanad Naciima Qorane Oo Dalbaday In Baadhis Lagu Sameeyo Tacadiyo Lagula Kacay Intii Ay Xidhnayd


(Hadhwanaagnews) Sunday, April 15, 2018 22:12:38
Qareenadii U Doodayey Abwaanad Naciima Qorane Oo Dalbaday In Baadhis Lagu Sameeyo Tacadiyo Lagula Kacay Intii Ay Xidhnayd

Hargeysa(HWN):-qareenadii u doodayey abwaanad Naciima Qorane oo ay maanta xukuntya maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa codsaday in la baadhis lagu sameeyo tacadiyo xuquuqda  bina aadanka ka soo horjeeda oo ay sheegeen in lagula kacay Abwaanada.

warqada codsiga ah ee ay soo  bandhigeen qareenada u doodayey abwaanada la xukumay ayaa lagu sheegay in ciidamada sirdoonka iyo CID-du ay gaysteen tacadiyada lagula kacay Naciima Qorane.

Halkan Ka Akhriso Codsiga Ay Direen Qareenadu

No automatic alt text available.
Image may contain: text

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.