Madaxweynaha Somaliland Oo Si Diirran Loogu Qaabilay Magaalada Dubai


(Hadhwanaagnews) Tuesday, March 13, 2018 23:39:06
Hargaysa(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu

Hargaysa(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Isu-tagga Imaaraadka Carabta si balaadhana loo qaabiley.

Waxaanna Madaxweynaha madaarka ku soo dhaweeyay madax sare oo ka tirsan dawladda imaaraadka carabta,waxaannay wakhti kooban labada dhinac ku wada qaateen qolka vip-da  garoonka, iyagoo iska xog wareystay xidhiidhka labada dal  ka dibna, Madaxweynaha somalialnd iyo weftigiisa waxaa loo soo galbiyay qasriga lagu casuumo madaxda caalamka halkaas oo la dajiyay weftiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.






/>

Halkan Guji Si Aad U Daawato Muuqaalkan 

 

Abdiqani Abdillaahi Ahmed (Asporo)

[email protected]

Hadhwanaagnews,Office

Hargeisa,Somaliland




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.