Caano Boodhaha Waxa Lagu Adkeeya Nooc Kamid Ah Jaandiga Coporka Marka La Qalajinaayo


(Hadhwanaagnews) Tuesday, March 13, 2018 13:22:24
Leedahay rugta ganacsiga ee dalka iyadoo si gaar ah loo baadhi jiray nooca tayada badeecadaha dalka dibada uga yimaada waxa dhacda

breast feeding  nuujinta naaska

Hooyadu waxa uu u fiican yahay

Korniinka  jidhka caqliga iyo difaaca                                                           caafimaadka

                             Ilmaha yar waa in la nuujiya naaska hooyada 6

                         6 ilaa 24bilood  mudada korniinka ilmaha

                       Ha isticmaalin   cunto  sharaab  foodstuf caano daawo

                       Waqtigeeda isticmaal uu dhacay ama uu ku yimid

                        Isbadal midab dhadhan  sida fooc daasada ama cagad

                        A  sidoo kale  daxal  daadasho  taarikhda istcmaal oo

                        Masaxan

 

                       Badeecadaha  dhacay xumaaday waxa  keenan halis

                      

Isticmaalkoodu halis caafimaad daro  la xidhiidh

                       Dhakhso  laamaha fayadhowrka dawliga  police

                        Station   ha ilaawin  cadaynta badeecada  muwadin

Kadib markii ay meesha ka baxday xadaynta

Ganacsiga dalka




dibada uga yimaada oo hawsheeda

Leedahay  rugta ganacsiga ee dalka iyadoo si gaar ah loo baadhi jiray nooca tayada  badeecadaha dalka dibada uga yimaada  waxa  dhacda in caanahii rashinkii  food stuf sharaabkii markay  keenista ganacsigoodu  uu batay in aad ku arkayso  suuqyada caasimada hargeisa  iyadoo lagu xaraashayo markay  ka hadhay 6 bilood iyadoo oo ay wayeelo caafimaad daro  kasoo gadhi karaan  caruurta iibsanaysa  iyadoo badeecadahasi  aan hore loola socon  tayadooda waxtar  tani waa dhaliil caafimaad daro oo dul hoganaysa laamaha fayadhowrka dawliga  ah

Xogta fariinta caafimaadka  ee fayadhowrka noocyada tayada caanahaha samayska ee dalka yimaada caanaha samayska

Xogta fariin caafimad ee tayada caanaha milk bowders ee dalka dibada uga yimaada  ganacsi ahaan

Caanaha  milk bowders  oo runtii dalka dibada uga yimaada ganacsi ahaan  caanahas oo lagu soo diyaariyo samayskooda  dalalka  newsland hollan etc

Caanahii hore dalka u iman jiray way xadidnaayen  ganacsigooda iyagoo ku iman jiray nidaam ganacsi laba dawladood  iyadoo loo eegi jiray nooca tixraaca tayadooda waxtar  dalka sameyey caanaha ama soo saaray caanaha in uu ka haysto  tixraac warqad caafimaad  under who  certified liecence wasaarada caafimaadka aduunka

  caano  ay samayskoodu waafaqsanyahay  shuruucda caafimaadka guud ee    loogu baahan yahay in la waafajiyo  ganacsigooda caanahan oo dalalka  hada  xoog  ganacsigooda  iyo isticmaalkodu uga socdo 

Iyadoo dalkeena waqti xaadirkan aanay jirin  dakadahii lagu baadhayey  tayada waxtar  ee ganacsiga  cuntooyinka caanaha  sharaabka rashinka  iyo nidaamkii ganacsi ee u shaqaynayey  system  ganacsi xidhiidh  dawlado

 Waxay taasi sababtay in caanahii dalka dibada uga iman jiray iyo dalalkii ganacsigoodu aynu ku xidhnaan jiray ay meesha ay ka baxday oo cid kasta ay keento  ganacsiga ay doonan iyagoo aan eegayn caafimad qabka fayadhowrka bulshadooda

Caanaha inta badan waxay samayskoodu ka kooban yahay  iku dar chemicals  minarals vitamins  protens fats oo loo baahan yahay in aanay ka badan samayskoodu si aanay waxyeelo caafimaad soo gaadhsin isticmaalka bulshada  iyo fayaqabkooda

 Caanaha waa in lagu ilaaliya waqtiga kedinta dajinta dhoofinta  sharciga iyo qawaninta fayadhowrka ee  caalamiga  si aanay ugu iman xaalad isbadal fayadhowr

Caanaha iyo ka ganacsigooda

Waa in dawladu ay dhigtaa dekadaha dalka qalabkii lagu baadhayey  badeecadaha iyo  waxtarkooda  tayo

WQ: Dr Buux: Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

[email protected] 

0634130821

 

 

 

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.