War Deg deg ah Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ujawaabay Dhigooda Somaliya


(Hadhwanaagnews) Tuesday, March 13, 2018 08:45:51
Midkamida qodoba uu shaly soo saaray baarlamaanka Somaliya ayaa sheegayay in ay shirkada DPWorld ka mamnuuceen Somaliya.

Hargaysa (HWN) Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhi ay ugu jawaabayaan dhigooda dalka Somaliya oo shalay fadhi ay yeesheen kaga dooday heshiiska shirkada DPWorld lagashay Somaliland.

Fadhigan saaka oo uu shir godoominayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa lagu sheegay inaanay qodobadii shalay ay soo saareen Baarlamaanka Somaliya ahayn wax khuseeya Somaliland.

Midkamida qodoba uu shaly soo saaray baarlamaanka Somaliya ayaa sheegayay in ay shirkada DPWorld ka mamnuuceen Somaliya.

Warkan oo faahfaahsan Goordhaw kala Soco Shabakada Hadhwanaagnews Haddii Alla Yidhaa

Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office.









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.