Wasiirka Gashaan-Dhiga Somaliland Oo Agaasime Waaxeedyo Cusub U Magacaabay Wasaaradiisa.


(Hadhwanaagnews) Tuesday, February 13, 2018 12:11:38
Halkan Kaga Boggo Warkan

Hargaysa(HWN)Wasiirka wasaarada gashaan-dhiga Jamhuuriydda Somaliland Ciise Axmed Yuusuf (Xawar) ayaa isku dhaan-dhayn balaadhan waxa uu ku sameeyay agaasime Waaxeedyadda wasaaradiisa.

Qoraal lagu shaacinayo isku badalkan uu sameeyay wasiirka wasaarada gashaan-dhiga Somaliland Oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska war qabadka ee hadhwanagnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan.

Ku: Aniis Xuseen Cali

Ku: Axmed Muxumed Cabdi

Ku: Aadan Axemd Mooge (Kanadi)

Ku: Axmed Xasan Xaashi

Ku: Maxamed Cabdirisaaq  Cabdi

Ku: Jaamac Koosaar Axmed

Ku: Cismaan Xasan Caalin

Ku: Rashiid Ibraahim Cali

OG: Agaasimaha Guud ee wasaarada Gaashaandhiga JSL

OG: Hay’ada shaqaalaha Dawlada JSL



justify;"> OG Xisaabiyaha Guud ee Qaranka JSL

OG: Hanti dhawraha Guud JSL

 

Ujeedo:-  Magacaabis Xilal iyo Isku bedel

Anigoo cuskanaya Qodobka 22aad farqadiisa 13aad ee xeerka kala xadaynta nidaamka xukuumada iyo hay’adaha madaxa banana xeer Lr. 71/2015 isla markaana ogsoon ahmiyada ay qaranka uledahay dar dargelinta shaqada ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13/2/2018ka, waxaan soo saaray magacaabistan hoos ku xusan.

Magac

1Aniisa xuseen Cali  Agaasimaha waaxda maamulka iyo lacagta W.G.DH JSL

2Axmed Muxumed Cabdi Agaasimaha waaxda hawl gabka iyo xaqsiinta ciidamada W.G.DH.JSL

3Aadan Axmed Mooge (Kanadi) Agasimaha waaxda miino saarka W.G.DH JSL

4 Axmed Xasan XaashiAgaasimaha waaxda Abaabul ka saarka W.G.DH JSL

5 Maxamed Cabdirisaaq CabdiAgaasimaha waaxda Qorshaynta W.G. DH JSL

6Jaamac Koosaar Axmed Agaasimaha waaxda naafada iyo agoomaha W.G.DH JSL

7Cismaan Xasan Caalin agaasimaha waaxda xidhiidhka ciidanka W.G.DH. JSL

8Rashiid Ibraahim Cali agaasimaha waaxda daba galka hay’adaha miiso saarka W.G.DH JSL.

Alle Ayaa Mahadleh

Eng Ciise Axmed Yuusuf(Xawar)

Wasiirka Wasaarada Gashaan-Dhiga Jamhuuriyadda Somaliland.

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.