Magacyada Tiro Wasiiro Ah Oo Saaka Golaha Wakiilada Somaliland Ansixiyeen.


(Hadhwanaagnews) Saturday, January 13, 2018 10:03:46
Waxaanay kala ahaayeen wasiirada iyo wasiir ku-xigeenada saaka la ansixiyay kala yihiin:-

Hargaysa (HWN) Golaha Wakiilada Somaliland ayaa saaka ansixiyay hormadii koowaad ee golaha wasiirada Somaliland.

Fadhiga golaha wakiilada oo ay saaka ka soo xaadireen 61 xildhibaan ayaa cod gacan taag ah  loogu codeeyay wasiirada taas oo wasiir walba markiisa gacanta loogu taagayay inta ogol iyo inta diidanba.

Golaha wasiirada Somaliland ee saaka la ansixiyay ayaa ka koobnaa toban Wasiir iyo laba wasiir ku-xigeen.

Waxaanay kala ahaayeen wasiirada iyo wasiir ku-xigeenada saaka la ansixiyay sidan:-

Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed

Wasiirka Boostada & Isgaadhsinta Dr. Cabdiwali Sheikh Cabdillahi Jibril

Wasiirka Howlaha Guud Cabdirashid Xaaji Ducaale

Wasiirka Arimaha Bulshada Hinda Jaamac

Wasiirka Diinta & Awqaafta Sheikh Khalil Axmed

Wasiirka Biyaha




Saleeban Yusuf Cali Koore

Wasiirka horu marinta  Caafimadka Dr. Xasan Ismacil Yusuf Warsame

Wasiirka Xanaanada Xoolaha & Kaluumeysiga Xasan Gaafadhi

Wasiirka Horumarinta Maaliyada Yusuf Maxamed Cabdi Raage

Wasiirka Waxbarashada Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir “Faratoon”

Wasiir ku-xigeenka wasaarada warfaafinta  Maxamed Muuse Abees

Wasiir ku-xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Yurub Abiib

 

Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office.




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.