Madaxweyne Ha Codka Shacabka Ee Xalaasha Ah Ku Guuleystey , Muj. Muuse Biixi Cabdi, Ma Laga Yaabaa Inuu Kalsonida


(Hadhwanaagnews) Friday, January 12, 2018 08:00:05
Ummaaddii So Dooratey Uu Muddo Yarkulumiyo ?!.By Mr. Belel.

Waxaan salaamayaa Bulshada Somaliland oo dhan , Gudaha iyo Qurbaha ba iyo Saxaafadda xorta ah ee JSL oo si fiican Ummadda ugu adeegta oo Hadhwanaagnews hormuudka u tahey .

       

Xisbiga Kulmiye Bulshadu waxey la wadaagtey Mudo dheer Mucaaradad qadhaadh iyo xileeddii  Madaxweynihii hore Muj. Axmed Siilaanyo , Muddo 15 Sannadood ka badan , Kulmiye wuxuu caadeystay Dowlad kooban oo Tayo leh ba la dhisayaa !,oo Salbalaadh iyo Qabyaad qaawanoo la isku dulmiyo !, Hantidii Qarranka in Dad gaar  ah lagu naaxiyo !, Bulshadu iney Dabaqad Sare oo naaxdey iyo




Danyartii oo bakhtigu Xalaal u noqdo !,Gobolada JSL iyo Degmooyinku iney A, B iyo C kala noqdaan !, in Goboladda Somaliland dhimaan oo  horummar baadhan gaadhaan , Goboladda Bariga JSL oo Caasimad kuxigeenka Somaliland Burco ee Gobolka Togdhheer iyo De gaanka ku xeeran Burco Dowlad la'aan iyo Waxqabad la'aan saameysey  Degmooyinka qaariyo Tuulooyinka Dadka xoolo Dhaqatada ah oo Quus ka qaatey Dowladdii iyo Xisbigii ay Naf iyo maalba u hureen !, Wasiirada JSL  Waxqabadka Xukuumadda ayey ku koobijireen Degaabka Beeshiisu  degto ama jifadiisu leedahay !, tuulooyinka Beelaha kale ee aan jifadiisu ka talin Xaware iyo Siigo { boodh } ba Wasiirada kulmiye ku dhaafi jireen !, Degaanku wa wada Kulmiye wa degaankii uu codkooda ku so baxey ama Madaxweynaha Xilka Wasiir u Magacaabey uu Codkooda ku soo baxey iyo Xisbulxaakimku ba !, kulmiye iyo wasaisa Caddaalad xumadooda aDulmigoodii ba sababey in Dadka JSL uu Sabaqado kala sreeya noqdo !, Bulshada qaar ay Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Dowladaha hoose , Dowladda dhexe ba ay Maamulka oo dhan ay ku Amar kutaagleyaan !,oo Saamiga Anfaca kale hadii ay tahey iyo haddii ayShaqaalihii tahey ba ay Beelaha qaarkood Gacanta ugu galaan !, Dulmi iyo Caddalad xumo illaa Garsoorkii Gobolada iyo Degmooyin ku sheega Beeleysan oo si Beeleysan loogu tartamayo !,Tuulo an 10 Sannadood jirin oo Waabo ah Demgmo loo Magacaabo halka Tuulooyin qaarkood oo ka D'a weyne Burco Hargeysa laga Dul boodey Ceel dheere oo Gaalo Waranley dii Ceelasha aynuka dhaxaley ba burco iyo Hargeysa ba ka D'a weyne } !,an degmoniskaba daa ee aan Wax loo qabtey jirin !,wasiir bey weydey ku Ab tirsada !.

       

Dowladdii Muj. Axmed siilaanyo markuu Galbeedka JSL 78%  Xuumaddii u horeysey Beelaha galbeedka JSL buu kula ciirey isagoo u Abaal gudaya , 3 Beelood oo bari ah Ba xabuuso ah bu qadiyey !, Cimraan , Sanbuur iyo Toljecle !.

 

 

       Maqaal an Bulshada ku dejinayey baan UAE Abu Dhabi ka so qorey oo Hadhawanaag ku so direy , Head Line uga dhigey War wa Qaybtii Dawacada Dowladda uu dhisey ,Kulmiye maaha , SNM maaha, Habar Jeclo maaha !,ii Beelihii waaweynaa ee Issaqa badh bu illaawey oo Cibmraan Sh Isaxaaq baanu nahey wuuba na illaawey !, ee Bal Waxqabadkii Kulmiye kuololeynayey ma la eegnaa Rer somalilanow !.

 

     Madaxweynaha JSL Muse Biixii Dad pqoon iyo Dal oqoonba lagu tuhunsanaa !,laahiin Aftaag lagu yiqiin iyo isagoo Cirka eega !, Markuu Codkii Shacabka ee qaalig haa ku guuleystey ee uu hoos eegey , Ma Beeshiisii uun bu Indhaha ku balaadhiyey oo idhihiisa buuxiyey !, Wixii laga so werin jirey mayuu beeniyey !{ Axmed Siilaanyo Galbeed bu dhisey Anigu na Bariga JSL baan dhisayaa !.

kulmiye Suldaanka Beeshayadu ku mideysantahey ee Qaaliga ah Suldan Moxamuud nuur cali ee ololihii uumuuse biixi noo adeegsadey ee illaa Qolyihii Waddani ga caddaadey ahaa Kulmiyeyey muxuu ugu Abaal gudey Muse Biixi { Abaal laawe No 1}!,miyuu ku sifoobey !, Askari oo dhab nuuceebeeyey !, Somaliland Saliga yar ee durbaba Beeshaadu buuxisey !, bulshada JSL Gogol koobani ma wada qaado !,ee JSL yaaney Gacantaada Adiga oo Naftii hure ah soo halgamey SNM tii na Magac weynaa !, Somaliland oo mideysan ba laguu dhiibey ee yaaney Gacantaada ku burburin !. Dowlad kooban Mar na nalagu qaldey iyo Tayo Been ah !,ee Bal dib u xiisaabtan Dowladdikaa horeysey iyo ciddii ay Tayada u laheyd ee Ummadda ku naaxdey !.

     Beeliha dulmani ee Kulmiye Briijka ka dhigtey wey tashanayaan !, oo Kulmiye burbur ee JSL yey Gacantaada ku burburin Mujaahidkii aanu aaminey hadaad tahey Talada na waa kuu raacinayaa Codkii Bariga JSL !, Jeegaantii iney Galbeed u ciirtey oo Shiiskii ka lumey oo ay kala jabteyna waa la saadaalinayaa !.

 

illaah baa Mahad leh ,

by Mr. Belel .

[email protected]

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.