Deyn Nimaad Ku Leedahay Iyo Daalac Fara Badan, Oo Ku Dabasocduun Weli.


(Hadhwanaagnews) Friday, January 12, 2018 07:47:41
Dunidani Waxaw Daran, Diyn Nimaad Ku Leedahay,Iyo Daalca Tiro Badan, Oo Ku Daba Socood Weli, I Daaduun Ku Haysoon,U Daloolin Dhegahuba

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM. S.C.W.R.W.B.
SALAANTAAS ISLAAMKA KA DIB,WAXAN TU KHAAS AH U SOO
DIRAYAA BAHDA H/WANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA

 

DUNIDANI WAXAW DARAN,DIYN NIMAAD KU LEEDAHAY,IYO DAALCA TIRO BADAN,

OO KU DABA SOCOOD WELI,I DAADUUN KU HAYSOON,U DALOOLIN DHEGAHUBA,

IYABA DAWAGAL WEEYEE,DAGAAL WAANU ARAGNOO,ANAGU WAAN KA DAALEE,

NINKAN DOOBINAAYEE,DAAROODOOW KU WAASHEE,DALKIISOO BARWAAQO AH,

DAGAALADII SOKEEYIYO,KA BADBAADAY DUMINTII,DALXIISKA IYO TEMESHLAH,

DIBADAHA KU MARAYEE,WIXII DUMAY OGAYNEE,XARUNTIISU DUBAY TAHAY,

TOLOOY YAWGA DIGA BELO,DUNIDU NABAD INTAYTE DOBIYADU INAGA QUBAN,

DUGSIWEEYE IYO NOLOL,NABAD LAGU DEKEEYAA,DABA MUU KU GUBAN WELI,

DIGO NINKAN CAGAA




GELIN,MAXAANSE KAGABA DAALA,DURUUSBA KA DHIMANO,                

DIIDNA INUU DHAGAYSTOO,DUQAYDII HOREETIYO,DADKU WUXUUN U SHEEGAAN.

                              ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH,

*********************************************************************

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.