Dhamaan dadkaasi Waxey tacsi u Dirayaan Abwaan Sakariye Saxardiid Axmed(Sakariye-Awaare),iyo Qoyska Reer Saxardiid iyagoo ka tacsideynaya Geerida ku timid Abtigii Marxuum Aadan Siciid


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 11, 2018 23:40:02
Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan),Cabdiqani Axmed Cabdilaahi,Cabdirisaaq Good, Cawke Xuseen Cawed,Ayaanle Cabdi Yuusuf,Cabdiwali Axmed Daahir,Cabdiraxmaan Maxamed(Qulumbe),

Keyse Axmed Digaale,Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan),Maxamed Saleebaan Cumar,Mustafe Sheekh Cumar Geedi,Cabdiqani Axmed Cabdilaahi,Cabdirisaaq Good, Cawke Xuseen Cawed,Ayaanle Cabdi Yuusuf,Cabdiwali Axmed Daahir,Cabdiraxmaan Maxamed(Qulumbe),Mukhtaar Maxamed Jaamac,Muxiyadiin Axmed Cabdilaahi(diini),Mawliid Cabdi Ibraahim, Khaalid Axmed Daahir,Cabdisitaar Cabdilaahi Cali,Axmed Saleebaan Cumar,Maxamed Cabdiraxmaan Yaasiin(M Carab),Maxamed Siciid Cabdilaahi(Xarago),Cali Jaamac Maxamed,Xamase Cabdiraxmaan Kheyre.

 

Dhamaan dadkaasi Waxey tacsi u Dirayaan Abwaan Sakariye Saxardiid Axmed(Sakariye-Awaare),iyo Qoyska Reer Saxardiid iyagoo ka tacsideynaya Geerida ku timid Abtigii Marxuum Aadan Siciid Maxamed(Aadan-dooc),oo saaka ku geeriyoodey Magaala Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Illaahey Naxariistii jano haka Waraabiyo qoyskii qaraabadii iyo ehelkii uu kabaxeyna Samir iyo iimaan Allaha kasiiyo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha ha inaga Aqbalo.

 

 

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.