Dawlada Soomaaliya Oo Soo Bandhigtay Sida Ay U Aragto Go’aanka Madaxweynaha Maraykanku Caasimada Israel Ugu Aqoonsaday Qudus


(Hadhwanaagnews) Friday, December 08, 2017 01:09:38
Dawlada Soomaaliya Oo Soo Bandhigtay Sida Ay U Aragto Go’aanka Madaxweynaha Maraykanku Caasimada Israel Ugu Aqoonsaday Qudus

Muqdisho(HWN):-Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay sida ay u aragto go’aanka uu madaxweynaha Maraykanku magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimada dalka Israel.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arimaha dibada soomaaliya oo lagu baahiyey boga Twitter-ka ayaa lagu soo bandhiga sida ay dawlada soomaaliya u aragto go’aanka madaxweyne Trump.

Halkan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Dawlada Soomaaliya

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.