Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Kala Diray Masuuliyiinta Xidhiidhka Ciyaaraha fudud, Kuwa Cusubna Magacaabay


(Hadhwanaagnews) Thursday, December 07, 2017 00:26:12
Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Kala Diray Masuuliyiinta Xidhiidhka Ciyaaraha fudud, Kuwa Cusubna Magacaabay

Hargeysa(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi Rooble ayaa kala diray masuuliyiinta Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud, isaga oo sidoo kalena magacaabay masuuliyiin cusub kuwaas oo si Ku-meel-gaadh ah u hogaamin doona.

Wareegtooyin ka soo baxay Xafiiska  Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa lagu shaaciyey in la kala diray xidhiidhkii ciyaaraha fududaa isla markaana la magacaabay masuuliyiin ku meel gaadh ah.

 

Wareegtooyinka Ka Soo Baxay Xafiiska Wasiirka Ciyaaraha Ayaa U Dhignaa Sidan

 

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.