Maamulka Galmudug Iyo Ahlu Suna Wal Jamaac Oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Magaalada Muqdisho Iyo Qodobada Ay Isla Garteen


(Hadhwanaagnews) Wednesday, December 06, 2017 16:54:21
Maamulka Galmudug Iyo Ahlu Suna Wal Jamaac Oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Magaalada Muqdisho Iyo Qodobada Ay Isla Garteen

Muqdisho(HWN):-Maamulka Galmudug ee dalka Soomaaliya ayaa heshiis la gaadhay kooxda Ahlu Suna Wal Jamaaca oo ay isku hayeen arimaha maamulka goboleedkaasi.

labada dhinac ayaa maanta heshiis ku kala saxeexday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Iyada oo heshiiskuna uu ka koobnaa qodobadan.

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.