DAAWO: Xaflad Sagootin Ah Oo Gudoomiyaha Kulmiye Ee Galbeedka Canada Loogu Qabtay Magaalada Edmonton.


(Hadhwanaagnews) Saturday, October 07, 2017 19:51:37
waxaa kale oo goobtaa sagootinta dardaaran ugu diray shacabka reer Somaliland iyo tageerayaasha kulmiye xubno gudidda

Waxan dhawaan xaflad sii sagootina loogu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada gudoomiyaha galbeedka Canada oo dalkii hooyo ku sii jeeda sii u uga qaybgalo doorashada ka dhacaysa dhawaan dalkii hooyo una taageero xisbiga kulmiye .

waxaa kale oo goobtaa sagootinta dardaaran ugu diray shacabka  reer Somaliland iyo tageerayaasha kulmiye xubno gudidda ka mida oo kula dardaarmay bulshad inay  ilaashadaan nabadgalyadooda doorasho xalaal oo xaq ahna u diyaargarooban.

Halkan Guji Oo Daawo Warkan Oo Muuqaala

 

ALLA MAHAD LEH

NORTH AMERICA KULMIYE MEDIA.

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.