AFRICAMED Doono Daawayn Dibadeed.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 20, 2017 15:35:01
Africa Med Waxaad Ka Heli Kartaan In Uu Kuu Fududeeyo, Degdegna Kuu Gaadhsiiyo Dhakhaatiirta Caalamka Ee Ku Habboon Cabashadaada

 Muwaadiniin Badan ayaa  wadamada dibada utaga xaalad caafimaad kuwaas oo dhibaatooyin kala duwan kala kulma safarada ay ugu baxayaan dalka dibadiisa.

Hadaba waxaa hawshaasi kuu fududeeyay AFRICAMED oo adoo dalka jooga kula xidhiidhsiinaya dhakhtarka aad doonto , sidoo kale wax ay kuu qabanayaan hawlaha dal ku galka iyo arimaha la xidhiidha hawlahaaga oo dhan

Africa Med Waxaad Ka Heli Kartaan In Uu Kuu Fududeeyo, Degdegna Kuu Gaadhsiiyo Dhakhaatiirta Caalamka  Ee Ku Habboon Cabashadaada Caafimaad.

Adeegyada Africa Med ay kuu qabanayaana waxaa kamid ah :-

1.     Dhakhtarka Lagula Xidhiidhsiinayo Adiga




Oo Jooga Dalkaaga

2.     Ka Caawinta Soo Saarista Dal-kugalka Waddanka Dhaqtarkaasi Joogo.

3.     Diyaarinta Goobta Bukaanku Degayo Mudada Uu Dhakhtarka Ku Jiro.

4.     Xidhiidhinta Daawaynta Ka Dib Ee Bukaanka Iyo Dhaqtarkii Daaweeyey Isaga Oo Bukanku Dalkiisa Jooga.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah La Xidhiidh ciwaanadan hoos ku qoran ama telifoonada:

TEL: 00252-63-3003338

E-mail: [email protected]

website  www.africamed.co




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.