Jaamacadda Admas Oo Si Rasmi Ah U Bilowday Diwaangalinta Ardayda Cusub


(Hadhwanaagnews) Sunday, September 17, 2017 16:48:05
jaamacadaha hormuudka u ah aqoonta ayaa sanad kasta sii laban-laabta tayada waxbarasho ee ay bixiso.

Hargeysa (HWN) Jaamacadda Caalamiga ah ee ADMAS ayaa bilawday qaadashada ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2017/2018 kuwaasi oo ugu baaqay in ay gacmo furan ku soo dhaweynayaan, jaamacada ADMAS  oo ah jaamacadaha hormuudka u ah aqoonta ayaa sanad kasta sii laban-laabta tayada waxbarasho ee ay bixiso.

Kuliyadaha Ay Jaamacadu bixinayso waxa ka mid ah:-

Qaybta Shahaadada Koowaad(Undergraduate programs)

Faculty of Business

  • BA in Accounting And Finance
  • BA in Management
  • BA in Human Resource Management
  • BA in Markting Management

Faculty of Economics

  • BA in




    Economics
  • BSc in Rural Development
  • BSc in Agriculture Economics

Faculty of Engineering

  • BSc in Architecture & Urban Planning

Faculty of Education

  • BEd in Education Planning & Management (EDPM)

Faculty of Health Sciences

  • BSc in Nursing
  • BSc in Public Health

Faculty of Islamic Studies

  • BA in Islamic Studies

Faculty of Informatics

  • BSc in Information & communication Technology  (ICT)
  • BSc in Computer Science

Faculty of Social Sciences and Humanities

  • BA in Development Studies (DS)
  • BA in Global Studie & International Relations
  • BA in Journalism & Communication
  • BA in Social Work (SW)

 

Kuliyadaha Kale Ee Shahaadada Labaad(School Of Postgraduates)

 

  • MA in Project Planning And Management
  • MA in Human Resource Management
  • MBA in Business Administration
  • MSc in Accounting and Finance
  • MSc in Applied Banking and Finance (With Islamic Banking Specialization)
  • MSc in Economic Development
  • MSc in Computer Science
  • MPH in Public Health

Qaybta Waxbarashada Fasalka Dibadiisa Ah ( Distance Education Programs)

  • BA in Accounting
  • BA in Management
  • BA in Economics
  • BA in Markting
  • BEd in Education Planning & Management (EDPM)
  • BSc in Rural Development
  • BSc in Agriculture Economics

Geesta kale waxa halkaasi ku sugan shaqaalo u carbisan shaqada ay qabanayaan kuwaasi oo kugu soo dhawaynaya gacmo furan.

Goobaha aad ka helayso xafiisyada layska diwaan galiyo ee jaamacadu ku leedahay gudaha caasimada somaliland ee Hargeysa:-  Xarunta Guud ee jaamacada taasi oo ku taala agagaarka hotelka Maansoor  waxaanay wax yar xaga galbeed ka xigtaa istaankii hore ee basaska jigjiga yar, qaybta kale waxa ay ku taalaa Ka soo horjeedka masaajidka Ibraahin Dheere fooqa Galbeed ka eegaya. Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh telefoonada hoos ku xusan.

 

527755 Xarunta Guud ee Jaamacada
520022 Qaybta Suuqa Hoose Agagaarka Masaajidka Ibraahin Dheere

+25263-4427786
+25263-4016607

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.