Hotel-ka SKY Ee Magaalada Hargeysa Oo Dadweynaha Ugu Bushaaraynaya Adeegyo Muhiim Ah


(Hadhwanaagnews) Sunday, July 09, 2017 12:58:18
Hotel-ka SKY Ee Magaalada Hargeysa Oo Dadweynaha Ugu Bushaaraynaya Adeegyo Muhiim Ah

Hotel-ka SKY ee magaalada Hargeysa ayaa waxa uu dadweynaha ku nool caasimada ugu bushaaraynayaa inuu hayo adeegyo aad u heer sareeya oo loogu tala galay dadweynaha.

Hotel-ka SKY oo ka mid ah Hotel-lada ugu adeegyada fiican ee ka furan caasimada Somaliland ee Hargeysa waxa uu kuu hayaa adeegyada Cuntada oo tayadeedu aad u sarayso, Hoolalka loogu tala galay aroosyada iyo Adeegyo kale oo muhiim ah.

Hotel-ku waxa uu ku yaala agagaarka Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, waxaanu kuu shaqaynayaa 24-ka saacadoodba.






src="/attached/IMG-20170709-WA0009.jpg" style=" 533px; 400px;" />

 




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.