Guddiga Qaban Qaabada Xuska 18-ka May Ee Minneapolis and St-paul, Minnesota Iyo Hareeraheeda Oo Fariimo Muhiin Ah U Diray Jaaliyadda Somaliland.


(Hadhwanaagnews) Sunday, April 09, 2017 07:22:58
Halkan Guji Oo Akhri Warkan Oo Faahfaahsan

Minneapolis, Minnesota .(HWN) Guddiga Gacanta kuhaysa u diyaar garawga munaasibada 18-ka May ee ku began sanad guurada 26aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee lagu qabanaayo magaalo madaxda Minneapolis ayaa fariin u diraaya jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Minneapolis, Sant Paul iyo hareeraheeda.

Halkan Guji Oo Akhri Warkan Oo Faahfaahsan









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.