TORONTO: Xisbiga Kulmiye Oo Xaflad Uqabanaya Garabyada Ay Kala Hogaaminayaan Jamaal Cali Xuseen Iyo Axmed Muumin Seed


(Hadhwanaagnews) Thursday, April 06, 2017 05:04:43
Halkan hoose ka akhri macluumaad intaa kabadan oo ay kamid tahay goorta iyo goobta lagu qabanayo Xaflada

Xaflad ay ku midoobayaan xisbiga Kulmiye laantiisa Toronto iyo laba garab oo ka kala huleelay xisbiyada mucaaradka Somaliland ee kala ah Xisbiga Ucid iyo Xisbiga Waddani ayaa xaflad ay ku shaacinayaan inay ku biireen xisbiga talada Haya ee Kulmiye loogu qabanayaa Toronto.

Halkan Guji Oo Akhri Warkan Oo Faahfaahsan

 

 

 









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.