Daawo: Madaxweyne Donald Trump Oo Eedayn Ku Aamusiiyay Wariyaha Telefishanka CNN


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 12, 2017 06:38:15
kuna aamuusiyay eedaymo uu dusha uga tuuray telefishanka CNN-ta.

New York, (HWN/Agencies):- Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Donald Trump Oo shir saxaafadeedkiisi ugu horeeyay tan iyo intii la doortay qabtay, ayaa si daran u weeraray telefishanka CNN iyo wariyihii ka socday, kuna aamuusiyay eedaymo uu dusha uga tuuray telefishanka CNN-ta.

Halkan Guji Oo Daawo









©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.