Siyaasi Horey isaga Casilay Xisbiga Kulmiye UK oo tartan ugu Jiraan soo Xero galintiisa Xisbiyada Mucaaradka ahi.


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 12, 2017 01:40:45
Mudane Cabdi Khayre ayaa oo ahaa Xoghayihii Abaabulka iyo Wacyi –galinta Laanta Bristol ee Xisbiga Kulmiye ayaa laba

Siyaasi Horey isaga Casilay Xisbiga Kulmiye UK oo tartan ugu Jiraan soo Xero galintiisa Xisbiyada Mucaaradka ahi.

 

Hadhwnaagnews(London).Siyaasi Cabdi Khayre oo ka tirsanaa Saraakiisha sarsare ee Xisbiga Kulmiye Laantiisa UK,ayaa maalmihii u danbeeyay kulamo gooni gooni ah lahaa Xubno ka mid ah masuuliyiinta Xisbiyada Ucid iyo Waddani ee Dalka UK,oo uu qolaba goonidoda ula kulmay.

 

Mudane Cabdi Khayre ayaa oo ahaa Xoghayihii Abaabulka iyo Wacyi –galinta Laanta Bristol ee Xisbiga Kulmiye ayaa laba todobaad ka hor xilkaas iska Casilay,isaga oo aan wakhtigaas wax tafaasiil ah ka bixin is casilaadiisa,balse ka gaabsaday,wakhtigaa in uu fasiraad ka bixiyo sababta dhabta ee ka liftay iscasilaadiisa.

 

Masuulkan oo hadhwanaagnews News wax ka waydiisay ujeedada ka danbaysa iscasilaadiisa ayaa shaaca ka qaaday in uu shirjaraa’id oo waafiya uu




ku faahfaahin doono umuurta la xidhiidha is casilaadiisa ayuu ku gaabsaday Siyaasi Cabdikhayre oo haatan u muuqda in uu isaga baxay Xisbiga Kulmiye.

 

Hadhwanaagews.




©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.