Share with your friends via email

Jamal Khashoggi: Xog xasaasi ah oo ku saabsan 'dilkiisa' oo lasoo bandhigay

Wargeys laga leeyahay dalka Turkiga ayaa daabacay macluumaad cusub oo ku saabsan cod la duubay, kaasoo uu wargeysku sheegay inuu diiwaan galiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee uu wajahay wariyihii la dilay ee u dhashay dalka Sacuudiga, Jamaal Khaashuqji

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip