Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe SL oo Tacsi diraaya geerida ayeeyo Maryam Qaalib

0
Wednesday March 27, 2019 - 12:09:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe SL oo Tacsi diraaya geerida ayeeyo Maryam Qaalib

    Waxaan tacsi iyo tiiraanyo la qaybsanayaa reer Gaaxnuug Cabdillaahi geerida ayeeyday Maryam Qaalib,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan tacsi iyo tiiraanyo la qaybsanayaa reer Gaaxnuug Cabdillaahi geerida ayeeyday Maryam Qaalib,
xaaskii awoowgay Alle ha u naxariistee Gaaxnuug Cabdillahi, ayeeyo Maryam Qaalib oo lagu aasay Hargeysa. Alle ha u naxariisto, qabriga ha u nuuro, hana uga dhigo beer ka mid ah kuwa fardawsta sare.Ayeeyo Maryam waxay ahayd ruux Alle cimriga u barakeeyey ku barbaartay cibaado iyo akhlaaq suuban kuna gabowday oon maalina cibaado Alle ka tegin, tusbaxa aan gacanteeda laga waayin, oo xili walba Alle xusuusnayd oon afka ka qaadin tasbiix iyo tahliil. Ehel iyo asxaabna heyna waafajiyo samir iyo duco.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...