Tii Horoo Kale Waa Ceeb Qaran

0
Wednesday March 27, 2019 - 08:42:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tii Horoo Kale Waa Ceeb Qaran

    Haddaad tii horoo kale aad qabanayso Waxba ha qabanin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddaad tii horoo kale aad qabanayso Waxba ha qabanin. Keeneiyo kordhiye


Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan dhegaystay Madaxa komishanka mar uu iska difaacayay in ay kuraasta Baneeyaan. Ta aan ku qoslay waxay ahayd waxa aanu qabanaynaa doorasho Tii hore oo kale ah taasinawaa ta laleeyay isu casila Bal saaxiib ka waran



Kordhiye. Saaxiib hadday daacad yiin oo aanay wax is daba marin Mar hore ayay is casili lahaayeen Laakiin waa rag kala bogsaday oo meel damqataa aanay ku hadhin Markaa waxaan odhan lahaa tii hore waa taa caalamku inagu nacay ee busaaradda inoo horseeday ee jabhadaa abuurtay markaa cidna ha maaginee iska tagaan odhanlaa


guuleedliibaan snm1710@livecom

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...